Chelsea Oo Iskaga Bixi Doonta Doonista Higuain.

0
206

Kooxda Kubada Cagta ee Chelsea ayaa U Muuqata Koox Ku Guuldareesatay Soo Qaadashada Higuain Kadib Markii Arinka Kala Iibsashada Ay Isku Fahmi waayeen Kooxaha Reer Italy Iyo Chelsea.

Juventus Ayaa Ku Soo Biirtay Sheekada Kala Qaadashada Higuain Ee Marki Hore U Dhaxeysay Chelsea Iyo Ac Milan.

Sedex Qorshe Ayaa Loo Soo Bandhigay Maamulka Kooxda Blues Dhamaan Qorshayaashaas ma Ahan Kubo Ay Ku Qanceen Waxay Kala ahaayeen.

Marka Hore waxaa loo Soo Badhigay Qorshe Ah In Ay Lacagta ay Bakayoko Kaga Iibinayaan Kooxda Ac Milan Ay Ka dhimaan 18 Milyan Kadib ay 36 Milyan Siiyaan Kooxda Juventus oo ah Lacagta ku harsan kooxda Ac Milan.

Mida Labaad Waxaa Loo Soo Bandhigay Qoraha Kale oo Ah in ay Moraya 18-bilood amaah Ku Siiyaan Ac Milan Sido Kalana Milan Ay Iska Bixiso 5 Milyan Kadib Marki ay Dhamaato 18-kaas bil ay bixin Doonaan 40 Milayan.

Qorashaha Ugu dambeeyo ee loo Soo Bandhigay Chelsea Ayaa ahaa in ay iyada iyo JuventusĀ  Si Toos ah u wada Xaajoodaan Kadibna Aya Juventus Kaga Iibsadaan Higuain aduun lacageed Dhan 52 milyan oo Yuuro ah.

Sidaasi darteed kooxda Blues Waxay Ka Hari Doontaa Qorshaheeda ku aadan soo qaadashada Higuain.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan