Alvaro Morata, Anthony Martial Mase Karim Benzema Waa Kee Weeraryahanka Ay Sida Dhabta Ah Ay U Doonayso AC Milan.

0
310

Sida ay baahisay Tuttosport, AC Milan ayaa doonaysa in ay xoojiso weerarkeeda, iyada oo sidoo kale doonaysa in ay sii haysato Gonzalo Higuain.

Balse haddii weeraryahanka Argentine uu codsado in loo diro Chelsea, kooxda tababare Gattuso ayaa ku qasbanaan doonta in ay lasoo saxiixato weeraryahan cusub.

Magaca koobaad ee lala xiriirinayo kooxda San Siro waa Alvaro Morata halka Karim Benzema uu yahay dooq kale, inkasta oo ay suurta gal ahayn in uu dhaqaaqo bishan.

Balse weeraryahanka ay sida dhabta ah ugu riyoonayaan Leonardo and Maldini ayaa Anthony Martial oo katirsan Manchester United.

Inkasta oo ay Red Devils ogolaan doonin in ay waqtigan Old Trafford kadirto weeraryahankeeda ku guulaystay koobka adduunka.  

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan