Nebil Fekir Oo Go’aan Ka Gaaraya Mustaqbalkiisa Ciyaareed.

0
406

Lacibkan heerka caalami ee reer France ayaa wali go’aan kagaarin mustaqbal ciyaareed, isaga oo waqtigan katirsan kooxda Lyon.

Nebil Fekir ayaa suuqii xagaaga ku dhawaaday in uu kubiiro kooxda Liverpool, kahor inta uusan burburin heshiikiibuu ku imaan lahaa Anfeild.

Si kastaba ha ahaatee, majaladda Le Progres ayaa shaaca ka qaadday in Fekir muu mustaqbalkiisa kala hadli doono madaxwaynaha Lyon Jean-Michel Aulas.

Xidigan ku guulaystay koobka adduunka ayaa doonaya in uu go’aan ka gaaro mustaqbalkiisa kahor ciidda gaalada(Christmas).

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan