Prermier League:Safafka Rasmiga Ah Ee Kulanka Chelsea Vs Wolves.

0
138

Kooxda tababare Maurizio Sarri ee Chelsea ayaa doonaysa in ay guul gaarto marka ay caawa u safarto Wolves.

Tababaraha reer talyaani ayaana safka hore usoo xushay xidiga dhawaanahan lala xiriirinayay in uu Blues ka dhaqaaqayo ee Cesc Fabregas.

Wolves XI: Patricio; Boly, Coady (C), Bennett; Vinagre, Moutinho, Saiss, Doherty; Jota, Gimenez, Gibbs-White.

KAYDKA: Ruddy, Cavaleiro, Costa, Hause, Dendoncker, Bonatini, Troare.

Chelsea XI: Kepa; Azpilicueta (C), Rudiger, Christensen, Alonso; Fabregas, Kante, Loftus-Cheek; Willian, Hazard, Morata.

KAYDKA: Caballero, Zappacosta, Luiz, Jorginho, Kovacic, Pedro, Giroud.

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan