Premier League: Safafka Rasmiga Ah Ee Kulanka Liverpool Vs Burnley.

0
137

Liverpool oo asbuucii lasoo dhaafay dirqi kaga baxsatay Everton ayaa booqan doonta kooxda Burnley.

Tababare Jurgen Klopp ayaana safka hore kusoo bilaabay xidigii goolka guusha u keenay asbuucii lasoo dhaafay ee Divock Origi.

Burnley XI: Joe Hart, Bardsley, Cork, J. Guðmunds­son, Barnes, Westwood, C.Wood, B. Mee, Brady, Tarkowski, Taylor

Subs: Lennon, T. Heaton, Vokes, M. Vydra, K.Long, Lowton, Hendrick

Liverpool XI: Milner, Sturridge, J. Henderson, X. Shaqiri, Matip, Alisson, Van Dijk, Moreno, Origi, Gomez, N.Keita

Subs: S. Mignolet, Lallana, Roberto Firmino, Salah, Fabinho, T. Alexander-Arnold, Rafael Camacho.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan