Rasmi: Isku aad tartanka FA Cup-ka wareegiisa sedexaad oo la soo saaray.

0
632

Taratanka FA cup-ka ayaa waxa uu ka mid yahay tartamada ugu xiisaha badan ee gudaha Egland laga ciyaaro.

Kooxda Chelsea ayaa ah kooxda difaacaneesa tartankaan waxa ayna ku aadeen wareegaa sedexaad kooxda Nottingham Forest.

Isku aadka guud ahaan iyo sida la isku arki doono.

Bolton v Walsall or Sunderland

Millwall v Hull

Gillingham v Cardiff

Brentford v Oxford

Sheffield Wednesday v Luton

Manchester United v Reading

Everton v Lincoln

Tranmere or Southport v Tottenham

Preston v Doncaster

Newcastle v Blackburn

Chelsea v Nottingham Forest

Crystal Palace v Grimsby

Derby v Southampton

Accrington Stanley v Ipswich

Bristol City v Huddersfield

Wrexham or Newport v Leicester

Fulham v Oldham

Shrewsbury v Stoke

Solihull Moors or Blackpool v Arsenal

Manchester City v Rotherham

Bournemouth v Brighton

West Ham v Birmingham

Woking v Watford

Burnley v Barnsley

QPR v Leeds

Sheffield United v Barnet

Norwich v Portsmouth

Fleetwood v Wimbledon

West Brom v Wigan

Middlesbrough v Peterborough or Bradford

Wolves v Liverpool

Aston Villa v Swansea.

Guud ahaan kukanada waxaa la ciyaari doonaa bisha janaayo ee sanada 2019.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan