Waa Kuwee Gabdhaha Ugu Goolasha Badan Xulalka Yurub Ee Koobka Aduunka 2019 Usoo Baxeen

0
627

Koobka aduunka 2019 waxaa marti galinayaan dalka France waxaana ka qayb qaadan doonaan dalal badan oo caan ah.

Haddaba waxaan idiin heynaa gabdhaha reer Yurub kuwooda ugu goolasha badan ee isreeb reebka koobka aduunka loo soo galay wacdaro xoogan ka dhigeen:

Jennifer Hermoso (Spain):

Goals: 7

Assists: 9

Minutes per goal: 94.9

Lisa-Marie Utland (Norway):

Goals: 7

Assists: 2

Minutes per goal: 76.3

Vivianne Miedema (Holland):

Goals: 7

Assists: 1

Minutes per goal: 93.7

Cristiana Girelli (Italy):

Goals: 7

Assists: 1

Minutes per goal: 98.4

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan