Waa Kuwee 10-ka xul ee ugu sareeyaan qiimeynta FIFA ee dhanka xulalka Hablaha/Gabdhaha:

0
811
The starting lineup for the US women's national team pose ahead of match against Mexico on May 17, 2015 in Carson, California, where the US defeated Mexico 5-1 in a pre-World Cup friendly. Back row, L to R: Ali Krieger, Becky Sauerbrunn, Hope Solo, Lauren Holiday, Sydney Leroux and Megan Rapinoe; Front row, L to R: Christine Press, Julie Johnston, Carli Lloyd, Morgan Brian, Meghan Klingenberg. AFP PHOTO / FREDERIC J. BROWN (Photo credit should read FREDERIC J. BROWN/AFP/Getty Images)

Qiimeynta ugu dambeesay FIFA soo saartay ee bilaha ah gaarna u ah xulalka kubada cagta haweenka aduunka waxaa hogaaminayaan xulka USA oo heestaan 211-dhibcood.

Fadlan hoos ka eeg 10-ka xul ee ugu sareeyaan qiimeynta xulalka hablaha aduunka:

  1. USA
  2. Germany
  3. England
  4. France
  5. Australia
  6. Japan
  7. Brazil
  8. Sweden
  9. Holland
  10. Waqooyiga Kuuriya.

Dhanka qaarada Afrika waxaa qiimeynta xulalka hablaha aduunka ugu sareeyaan Nigeria oo kaalinta 28-aad ku jiraan waxaana kusoo xigaan Ghana oo kaalinta 47-aad ku jiraan halka ay kusii xigaan Cameroon oo kaalinta 49-aad ku jiraan waxaa kusii xigaan Koonfur Afrika oo kaalinta 50-aad ku jiraan

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan