Natiijiiyonkii iyo xaqiiqooyinkii Group E ee tartan Champions League-ga

0
567

Group E

Bayern Munich 2-0 AEK Athens

Benfica 1-1 Ajax

Xaqiiqooyinka laga diiwaan geliyay

Roberto Lewandowski ayaa saftay xalay kullankiisii 100-aad ee tartamada Europe (oo ay ku jiraan is reebreeb), waxaana uu dhaliyay goolkiisii 55-aad.

Robert Lewandowski waxa uu ka qayb qaatay 17 gool (12 gool iyo Shan caawin) 18-kii kullan ee ugu dambeysay dhammaan tartamada u ciyaaro koox iyo qaran.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan