Waa Kuwee Labada Kooxood Ee Isugu Soo Haray Tartanka Loogu Jiro Saxiixa Nebil Fekir.

0
1156

Laacibkan heerka caalami ee reer France, kaas oo mar ku dhawaaday in uu kubiiro kooxda ku ciyaarta Anfeild ee Liverpool kahor inta aysan kooxdiisa Lyon heshiiska.

Tan iyo markaas Nebil Fekir ayaa waxa uu xiisa ka helayay kooxaha ugu awoodda qaaradda yurub, sida Real Madrid, PSG, Chelsea iyo Bayern Munchen.

Si kastaba ha ahaatee, majaladda laga aqristo gudaha France ee L’Equipe ayaa baahisay in Bayern Munchen iyo Chelsea ay ku dagaallamayaan saxiixa Nebil Fekir.

Bayern Munchen ayaa xidigan xiiso waali ah u qabtay gan iyo suuqii xagaaga markaasboo laga soo diiday dhawr dalab oo ay ka gudbisay.

Halka Chelsea ay dhankeeda xiisa waali ahbu muujinayso laacibka qadka dhexe uga ciyaara Lyon si ay ugu xoojiso safkeeda Stamford.

Nebil Fekir oo waqtigan ah kabtan kooxda kubadda cagta Lyon ayaa bandhig wacan ka samayanaya Ligue 1-ka iyo Uefa Champions league.

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan