Natiijiiyonkii iyo xaqiiqooyinkii Group F ee tartan Champions League-ga

0
655

Group F

Lyon 2-2 Hoffenheim

Manchester City 6-0 Shakhtar Donetsk

Xaqiiqooyinka laga diiwaan geliyay

Raheem Sterling waxa uu noqday ciyaaryahankii labaad ee 10-gool iyo wax ka badan Champions League-ga u dhaliyo kooxda Manchester City.

Gabriel Jesus ayaa dhaliyay saddexleydiisii ugu horreysay Man City dhammaan tartamada.

Jesus waxa uu noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee laba rigoore dhaliyay hal kullan isagoo u ciyaaraya koox Ingiriis ah, tan iyo Wayne Rooney oo Man United laba rigoore u dhaliyay October 2011 kullan ay ka hortageen Otelul Galati.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan