Natiijiiyonkii iyo xaqiiqooyinkii Group G ee tartan Champions League-ga

0
591

Group G

CSKA Moscow 1-2 Roma

Viktoria Plzen 0-5 Real Madrid

Xaqiiqooyinka laga diiwaan geliyay

Santiago Solari waxa uu noqday macallinkii labaad ee Real Madrid guul u keenna saddexdiisa kullan ee ugu horreysa iyadoo aanan gool laga dhalinin (Luis Carniglia ayaa kaga horreeyay 1957)

Gareth Bale ayaa ka qayb qaatay 10-gool Siddeeddii kullan ee lasoo dhaafay ee heerka Group-yada u ciyaaray Real Madrid (Shan gool iyo Shan caawin).

Karim Benzema ayaa dhaliyay goolkiisii 200-aad ee Real Madrid dhammaan tartamada, waxaana uu noqday ciyaaryahankii 7-aad ee darajadaas gaara.

Lorenzo Pellegrini waxa uu noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee saddex kullan oo isku xigta gool caawiya isagoo u ciyaaraya naadiga Italian ah, tan iyo Clarence Seedorf oo AC Milan sidaas u sameeyay 2007.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan