DEG-DEG: Everton Oo Muddo Laba Sano Ah Laga Ganaaxay In Ay Ku Dukaamaysato Suuqa Kala Iibisga Ciyaartooyda Dhalinyarada Ah, Ogow Sababta..

0
1093

Kooxaha qaaradda yurub ayaa inta badan lagu soo eedeeyaa in ay si sharci darro ah kusoo qaataan xidigaha da-da yar kuwaas oo ay kusoo jiitaan lacag iyo magac.

Kooxaha horay looga ganaaxay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda da’da yar ayaa waxaa kamid ah kooxo caan ah oo ay kujirto Real Madrid.

Si kastaba ha ahaatee, Sky Sports ayaa shaaca ka qaadday in Everton laga ganaaxay muddo laba sano ah in ay soo iibsato ciyaartooyda da’doodu u dhaxayso 10-18 sano.

Ganaaxan ayaa yimid kaidb markii ay kooxdu soo jiidatay ayna lasoo wareegtay cunug ciyaal iskuul ah iyaga oo aan kula soo saxiixan hab sharci ah.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan