Wax Kabaro 7-da Ciyaaryahan Kuwaas Oo Loo Arko In Ay Gaari Karaan Heerka C.Ronaldo Iyo Leonel Messi.

0
1493

Leonel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa tobankii sano ee u danbeeyay aruursaday dhammaan biladihiibugu wanaagsanaa ee kubadda cagta iyaga oo min shan jeer ku guulaystay abaal marinta Ballon d’Or.

Luka Modric ayaana noqday xidigii ugu horreeyay ee soo afjara sannadaha is daba jooga ah ee Leo iyo Cristiano Ronaldo ku guulaysnayeen abaal marinta xidiga ugu wanaagsan sannadka ee FIFA.

Xidiga qadka dhexe ee Real Madrid iyo xulka croatia ayaana lahiyday abaal marinta FIFS Best kadib xaflad lagu qabtay magaalada London.

Haddaba halka ayaan ayaan maanta idinkugu soo gudbin doonaa 7-ciyaaryahan kuwaas oo loo arko in ay dhaxli karaan booska Cristiano Ronaldo iyo Leonel Messi ay ka joogaan kubadda cagta.

7. Anthony Martial-Manchester United.

6. Harry Kane- Tottenham Hotspur.

5. Paulo Dybala- Juventus.

4. Eden Hazard-Chelsea.

3. Mohamed Salah- Liverpool.

2. Neymar- PSG.

1.Kylian Mbappe- PSG.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan