Sevilla oo xidig kaqadaneesa kooxda Liverpool hadaba waa keey xidigaa?

0
852

Xidiga kooxda Liverpool ee Alberto Moreno ayaa waxaa lasoo warinayaa , in uu dib Ugu Laaban doono koxdisii hore ee Sevilla.

Daafacan ayaa markale xiran doona fanaanada koxdisii hore waxaana qandaraska , Naadigiisa  uu ku egyahay June 2019 isagoona diyaar u ah in markale koxdiisa uu la Midoobo.

Wuxuu lahal gamayaa dhibaatada kaheesata in uusan waqti badan koxdiisa reads Matalin,Isagoona muhiim ka eheen gigada Anfield, wuxuuna xiiso kahelayaa  horyaalka LaLiga.

MARCA ayaa fahansan in Liverpool  eey la xiriir tay kooxda Sevilla suura galnimada in eey, Qataan bisha January waliba beeca xorta ah  daafacan .

Dur badiiba waa lahubaa midaa, in mid kood bilaha  January or June,Moreno uu noqon Doono Ciyaari yahan kooxda Sevilla markale, solabashadiisa ayaa aad  loga dodayaa xidigan.

Manoqon doono ciyaariyahankii ugu horeeyay ee kooxda katagay misna kusoo Laabta,waxaana horay naadiga uga hayaamay xidigaha kala ah Jesus Navasand iyo  Ever Banega, kadibna kooxda ku ciyaarta gigada caalamiga ee Sanchez Pizjuan  dib ugu Soolabta .

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan