Arsenal oo war farxad leh kaheleesa Laurent Koscielny

0
983

Laurent Koscielny ayaa kudhaw in uu dib ugu solaabto kooxdiisa,kadib sadex biloow oo uu Xidigan ka maqnaa Arsenal.

Daafaca France ayaa dhibaato dhaawac la ildarnaa una baahday in qaliin lagu sameeyo,

Tan iyo bishii  may isagoona seegay dhacdada ugu weyn ee kubada cagta ee  World Cup ka Xulkiisa hanteen laguna marti galiyay dalka Russia .

Unai Emery ayaa hoos u dhigay xidigan 33 jirka ah  in uu kooxda lafal galo,sabab laxariirta

Da’diisa  sii wey naatay   wuxuuna ka qeeb ahaa  ciyaartoydii  kahor tagay  tartanka Europa League ooy laga ciyaaren   Atletico Madrid .

Koscielny ayaa diyaar u ah in losoo xusho kulamada koxdiisa, in kastoo  laga yaabo in uu Waayo, booskiisa kobaad ee Gunners.

“Wuxuu  daremayaa  tababar wanaagsan, Emery ayaa u sheegay  warbaahinta kahor kulanka eey,La ciyaari donan Sporting CP tartanka Europa League.

Isagu aad buu u soo fiicnanayaa xaladiisa, kooxdeenuna weeynu  ku farax Sanahay Maalin Walba, Waxeeynu u soconenaa    si wanagsan, kadib fasax heerka caalami Waxey sii wadi Donaa  shaqada iyo ciyaarida kulamada.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan