Ma ogtahay 35-cayaaryahan Spanish ah inay English Premier League ka cayaareen

0
1305

 

Tababare Luis Enrique xulkiisa Spain waxay caawo la cayaarayaan xulka Ingiriiska 9:45 fiidnimo xiliga geeska Afrika kulan ka tirsan tartanka UEFA Nations League.

Haddaba xulka Spain caawo liiskooda waxaa ku jiraan 6-cayaaryahan oo horyaalka Ingiriiska ka cayaaraan kuwaas oo diyaar u ah inay La Roja guul ka siiyaan xulka Sedexda Libaax.

Laakiin waxaa xusid mudan in 35-cayaaryahan oo Spain ah ka cayaareen English Premier League halka 6-cayaaryahan oo Ingiriis ah kaliya kasoo muuqdeen La Liga Spain.

Fadlan hoos kaga bogo 35-cayaaryahan caanka ah ee Spanish-ka ah kuwaas oo horyaalka Ingiriiska ka cayaareen iyo kooxaha ay u safteen:

Arsenal (5-cayaaryahan Spanish ah): Bellerin, Fabregas, Monreal, Reyes, Santi Cazorla.

Chelsea (11-cayaaryahan Spanish ah): Ferrer, Kepa, Azpilicueta, Del Horno, Diego Costa, Fernando Torres, Marcos Alonso, Juan Mata, Alvaro Morata, Pedro.

Leeds United (1-cayaaryahan Spanish ah): Raul Bravo.

Liverpool (7-cayaaryahan Spanish ah): Alberto Moreno, Arbeloa, Reina, Luis Garcia, Morientes, Riera, Xabi Alonso.

Manchester City (5-cayaaryahan Spanish ah): Javi Garcia, Jesus Navas, Negredo, Nolito, David Silva.

Manchester United (2-cayaaryahan Spanish ah): Ander Herrera, David De Gae.

New Castle (1-cayaaryahan Spanish ah): Alberto Luque

Swansea City (1-cayaaryahan Spanish ah): Michu

Tottenham (2-cayaaryahan Spanish ah): Soldado, Fernando Llorente

Wolves (1-cayaaryahan Spanish ah): Jonny

F.G: Fabregas, Torres iyo Llorente min hal naadi ayaa loo xisaabiyay si aysan tirada usii badanin ama usoo laab laabanin.

Fadlan hoos kaga bogo 6-cayaaryahan Ingiriiska ah ee horyaalka Spain La Liga ka cayaareen:

Real Madrid (5-cayaaryahan Ingiriis ah): Michael Owen, David Beckham, Steve McManaman, Jonathan, Woodgate, Laurie Cunningham.

Barcelona (1-cayaaryahan Ingiriis ah): Garry Linekar.

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan