Luis Suarez, Zalatan Ibrahimivic, Erikson, Iyo Sida Uu Noqo Lahaa Safka Ajax Haddii Aysan Iska Iibin Lahyn Xidigahooda Ugu Wanaagsan.

0
1430

Inkasta oo ay tahay kooxda ugu guulaha wadanka Holland, Ajax ayaa sannadihii u danbeeyay lumisay qaar kamid ah xidigihii ugu wanaagsana ee soo mara.

Kooxdan ayaana suuq noqotay kooxaha kadhisan qaaradda yurub kuwaas oo ka iibsaday xidigii ugu tayada badnaa ee u hana qaaday kooxda kadhisan Eridivise.

Haddii aysan Ajx iska iibin lahayn xidigaheeda muhiimka ah safkeeda ayaa kamid noqon lahaa mid kamid ah kuwa ugu xoogga badan qaaradda yurub iyo dhammaan dunida kubadda cagta.

Haddaba halkan ayaan idinkugu soo gudbin doonaa sida uu noqon lahaa safka Ajax haddii aysan iska iibin lahayn xidigaheeda ugu wanaagsan.

GOOLHAYE: Jasper Cillessen.

DAAFACYADA: Jan Vertonghen, Davidson Sanchez, Toby Alderweireld, Matthijs de Ligt.

QADKA DHEXE: CHRISTIAN ERIKSEN, RAFAEL VAN DER VAART, WESLEY SNEIJDER.

WEERARKA: LUIS SUAREZ, ZLATAN IBRAHIMOVIC, KLAAS-JAN HUNTELAAR.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan