AC Milan Daafaceeda Mateo Mussachio Oo Looga Gacan Haatinayo Premier League.

0
415

Si ay sheegayaan wararka ka imaanaya gudaha England kooxda kubadda Fulham ayaa doonaysa in ay bisha janaayo soo qaadato daafaca kooxda AC Milan Mateo Musacchio.

Fulham oo kamid ah kooxaha xilli ciyaareedkan usoo dallacay Premier League ayaa doonaysa in ay xooniso safkeeda si aysan markale ugu laaban Championship.

Daily Mirro ayanaa maanta oo isniin ah shaaca ka qaadday i Fulham ay bisha January diyaar u tahay in xoogga saarto sidii ay Milan kaga soo qaadan lahay daafaceeda Mateo Musacchio.

Musacchio ayaa kooxda San Siro kaga soo biiray Villareal, isaga oo aan xilli ciyaareedkan kamid ahayn xidigaha safka koobaad ee tababare Gatusso.

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan