Wax Ka ogoow Lixda kooxood Ee Aan laga Adkaan Shanta Horyaal Ee Qaaradda Yurub.

0
822

Toban asbuuc oo laga ciyaaray dhammaan shanta horyaal ee ugu sarreeya ama loogu daawashada badanyahay qaaradda yurub iyo dunida kubadda cagta.

Premier League ayaa waxaa hoggaanka seddex kooxood oo isku dhibco ah inkasta oo ay City tahay kooxda hogaanka haysa maadaama ay tahay goolasha ugu badan leh.

Halka Paris Saint Germain iyo Juventus ay yihiin kuwo wali laga loodin la’ yahay kaalinta sare ee horyaallada Ligue 1-ka iyo Serie A.

Dhanka kale Bundesliga iyo La Liga si layaab leh kaalma hore looga waayay kooxihii inta badan hoggaamiya ee Bayern Munchen, Real Madrid iyo La Liga.

Haddaba halkan ayaan idinkugu soo gudbin doonnaa 6-da kooxood ee aan wali aan laga adkaan shanta horyaal ee qaaradda yurub innaga oo idiin soo gudbin doonna magacyada kooxaha kulamada ay ciyaareen(Played) iyo kuwa ay guulaysteen(Won).

6. Liverpool (Played 8, Won 6).

5. Manchester City (Played 8, Won 6).

4.Borussia Dortmund (Played 7, Won 5).

3. Chelsea (Played 8, Won 6)

2. Juventus (Played 8, Won 8).

1.Paris Saint Germain (Played 9, Won 9).

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan