11-cayaaryahan oo bilaash lagu heli karo xiligaan kuwooda ugu tayada wanaagsan

0
2034

 

Shabakada Marca ayaa dabagal ku sameesay cayaartooyda caanka ah ee tayada wanaagsan kuwooda koox la’aanta ah ee u baahan maanta inay helaan shaqo cusub ama naadi ay ku biiraan.

Kooxaha qaar ee caanka ah waxaa qabsan karto daruuf dhaawac ama ganaaxyo culus in cayaartoydooda laga saaro sidaa darteed 11-ka cayaaryahan waa hubaal inay koox walbo anfici karaan madaama ay koox la’aan yihiin xiligii la doono ayaa heshiis lala gali karaa.

Fadlan hoos kaga bogo 11-ka cayaaryahan ee koox la’aanta ah kuwaas oo ay shabakada Marca si gaar ah usoo daabacday kuna tilmaamay cayaartooy tayo wanaagsan oo naadii soo qaadato toos boos kaga heli karaan:

Goolhaye: Oscar Ustari waa 32-jir xur lagu heli karo

Daafacyada: Glen Johnson, Patrice Evra, Felipe Santana, Jesus Gamez.

Khadka Dhexe: Alberto Aquilani, Mathieu Flamini, Miguel Veloso, Samir Nasri

Weerarka: Nilmar, Giuseppe Rossi

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan