Wax Kabaro Lixda Kooxood Ee Haysta Taagerayaasha Ugu Qalalaasaha Badan Kubadda Cagta.

0
2451

Maadaama laga nasanayo kulamada shanta horyaal ee ugu xiisaha badan qaaradda yurub, waxaan sii wadan doonnaa warbixinada la xiriira rikoorro iyo taariikho khuseeya kubadda cagta.

Maantana waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonnaa lixda kooxood ee haysta taageerayaasha ugu foodada iyo xamaasadda badan kubadda cagta.

Marka laga hadlayo taageerayaasha kubadda cagta waa kuwa saamayn kuleh ciyaaraha marka lagu jiro garoonka gudihiisa iyaga oo kooxdooda ku taaheera sawaxan, sacab iyo erayo ay ku dhiirri galinayaan ciyaartooyda kooxda ay taagerayaan.

Kooxahan ayaa isugu jira kuwa magac iyo maqaam kuleh dunida kubadda cagta iyo kuwa ka ciyaara horyaallada hoose ee waddama dunida.

Haddaba waa kan liiska magacyada ay taagerayaashaan ay matalaan iyo waddamada ay kadhisanyihiin kooxahoodu.

6. Universitario de Deportes- Peru.

5. Millwall – England.

4. Red Star Belgrade (Delije)- Serbia.

3. Lazio- Italy.

2. Al-Masry Fans- Egypt.

1.Galatasaray – Turkey.

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan