Maxaa Ka Jira In Man United Ay Iibsinayaan Qoyska Boqortooyada Sucuudiga.?

0
1068

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa maalmihii ugu danbeeyay lala xiriirinayay in ay iibsanayaan qoyska boqotooyada sacuudiga(Saudi Royal Family).

Kooxdan ayaa waxaa qooyska kasoo jeeda maraykabka ee Glasser Family kuwaas oo uu dhawan ka geeriyooday aabahooh.

Si kastaba ha ahaatee, wariyaha caanka ah ee Mootaz Chehade ayaa boggiisa Twitter-ka ku caddeeyay in wararka sheegaya in United ay iibsanayaan qoyska boqortooyada sucuudiga ay yihiin kuwo waxba kama jiraan ah(False).

Wariyaha ayaana intaas kudaray in qoyskani ay maalgashan doonaan kooxda kubadda cagta Newcastale United, iyaga oo kala wareegi doona milkiile Mike Ashley.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan