Fabinho Oo Ka Hadlay haddii Uu Ka Shallaaynayo Go’aankii Uu Ugu Soo Biiray Liverpool.

0
1259
BLACKBURN, ENGLAND - JULY 19: Fabinho of Liverpool during the Pre-Season Friendly between Blackburn Rovers and Liverpool at Ewood Park on July 19, 2018 in Blackburn, England. (Photo by Lynne Cameron/Getty Images)

Xidiga kooxda kubadda cagta Liverpool Fabinho ayaa xagaagan usoo dhaqaaqay garoonka Anfeid isaga oo isaga soo tagay kooxda Ligue 2-ka ciyaarta ee AS Monaco.

Xidigan heerka caalami ee reer Brazil ayaa tan iyo markii uuvyimid Premier League aan helin safka koobaad ee kooxda tababare Jurgen Klopp.

Si kastaba ha ahaatee, Fabinho ayaa caddeeyay in uu ahaa mid iska fudud go’aankii uu ku yimid kooxda Liverpool, isaga oo sidoo kale carabka ku adkeeyay in uu dalab ka helay koox wayn oo uusan carrabaabin.

Fabinho oo hadalkeeda sii wata ayaana sheegay in uu isagu doonayay kubiiritaanka Liverpool, taas oo uu arakayay koox uu ku hormarin karo tayadiisa ciyaareed.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan