Wiil Dhalinyaro ah oo Kaaraan ka dhistay koox ay dadka Muqdisho la yaabeen

0
3331

Muuqaalkii ugu qosolka badnaa Asbuucaan cusub ayaa noqday wiil Dhallinyaro ah oo sameystay Koox la magc baxday isku filan.

Wiilkaan ayaa lagu magacaabaa Cabdi Gaab, wuxuuna ka sheekenayaa Qaabka uu kooxdaan u dhisay iyo dhibka uu ka maray.

Wiilkaan ayaa ah mid dadka ka qosliyo.

Halkaan hoose ka daawo

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan