Wax Ka Baro Xidigaha Kubadda Cagta Ee Haysta Doomaha Ugu Qaalisan, Iyo Neymer Oo Garaacay CR7 Iyo Leonel Messi.

0
1895

Kaliya waxa aad ka warqabta hab nololeedka xidigahan(life style), iyo in ay qaataan mushaar ay ku iibsan karaan gawaari raaxo iyo diyaarado qaas ah(private Jet).

Si lamid ah xidigahan ayaa iibsan kara doonyo qaali ah kuwaas oobay ku damaashaadan waqtigooda fasaxa.

Haddaba liiskan ayaan idinkugu soo gudbin doonnaa magacyadooda, magaca doomaha ay hastaan iyo lacagta ay ku fadhiyaa, oo ku halbeegan Malyan oo loo soo gaabiyay xarafka(M) halka lacgtuna ay tahay midda ganiga istarlii ka oo u taagan calaamdda ka horrays lamabrka ee(£).

6. Wayne Rooney -Pershing 90 (£3m).

5. David Beckham -Horizon E88 (£3.8m).

4. Sergio Ramos -Fairline Squadron 78 (£4.8m).

3. Cristiano Ronaldo -Palmer Johnson Ascari (£7.5m).

2. Lionel Messi -Maiora Seven C (£10m.

1. Neymar Jr -Benetti Yacht (£11.5M).

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan