Waa kuwee 10-ka cayaaryahan ee ugu xawaaraha hooseeyaan EPL xili cayaareedkan

0
1714

 

Waxaan horey idin kula wadaagnay 10-ka cayaaryaha ee ugu xawaaraha sareeyaan horyaalka Ingiriiska 8-kulan ee xili cayaareedkan 2018/19 la cayaaray liiskana ay ku jireen ragga orodka badan sida Kyle Walker, Romelu Lukaku iyo Ryan Sessegnon.

Haatana The Mirror waxay soo bandhigtay 10-ka cayaaryahan ee EPL ugu gaabiska badan dhanka xawaaraha ama kubada si aan xawaare ku dhehneyn u cayaaraan xili cayaareedkan horyaalka Ingiriiska:

10. Kevin Long (Burnley) – 28.00 km/h

9. Daniel Sturridge (Liverpool) – 27.96 km/h

8. Romain Saiss (Wolves) – 27.64 km/h

7. Ramadan Sobhi (Huddersfield) – 27.54 km/h

6. Vicente Iborra (Leicester) – 27.49 km/h

5. Luke Amos (Tottenham) – 27.19 km/h

4. Dwight McNeil (Burnley) – 26.94 km/h

3. Grady Diangana (West Ham) – 26.91 km/h

2. Adam Lallana (Liverpool) – 26.89 km/h

1. Gary Cahill (Chelsea) – 26.34 km/h

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan