UEFA Nations League: Safafka rasmiga ah ee kullanka Netherlands vs Germany oo lagu dhawaaqay, Van Dijk iyo Wijnaldum oo kusoo billawday.

0
858

Xulka qaranka Netherlands ayaa soo dhoweynaya xulka Germany kullan ka tirsan tartanka UEFA Nations League.

Labada waddan ayaa wada raadinaya guushoodii ugu horreysay ee tartankan, iyadoo Holland ay guuldarro kasoo qaadatay France, halka Jarmalka ay bareejo lasoo galeen xulka Les Bleus oo Groupkooda hooggaaminaya.

Haddaba labada waddan ayaa safafkan kusoo billaabay

Netherlands XI: Cillessen, Dumfries, De Ligt, Van Dijk, Blind, De Roon, De Jong ,Wijnaldum, Bergwijn, Depay, Babel

Keydka: Zoet, Bizot, Hateboer, De Vrij, Ake, Strootman, Van de Beek, L. de Jong, Promes, ilhena, Groeneveld

Germany XI: Neuer, Hector, Ginter, Hummels, Kroos, Werner, Can, Müller, Boateng, Kimmich, Uth

Keydka: Leno, Ter Stegen, Kehrer, Gnabry, Draxler, Brandt, N. Schulz, Süle, Sane, Tah, Rudy

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan