U gaar ah FC Barcelona iyo 14-cayaaryahan oo ay kooxdan dabagal ku heyso

0
2092

 

Kooxda Barcelona qorshaheeda ku aadan dukaameysiga xili cayaareedka dambe 2019/20 ama bisha Janaayo marka uu suuqa Yurub dib u furmo ayaa la ogaaday.

Shabakada Spanish-ka ah AS ayaa soo daabacday 14-cayaaryahan oo ay kooxda Barcelona dabagal ku heyso kuwaas oo ay dooneyso qaar ka mid ah inay lasoo saxiixato Janaayo ama xagaaga dambe.

Macalin Valverde ayaa ka warqabo culeesyada kooxdiisa heesto sidaa darteed asigoo kaashanayo agaasimayaashiisa sida Eric Abidal oo kale waxay isla calaameeyeen cayaartooyda ku haboon Barcelona in lagu soo kordhiyo horaanta sanadka cusub ama xagaaga dambe.

Fadlan hoos kaga bogo 14-cayaaryahan oo Barcelona dabagal ku heyso kooxaha ay ka kala tirsan yihiin iyo magacyadooda:

1. Koen Casteels, Wolfsburg waa goolhaye:

2. Jeroen Zoet, PSV Eindhoven waa goolhaye

Jeroen Zoet of PSV Eindhoven looks on during the Dutch Eredivisie match between Feyenoord and PSV Eindhoven at De Kuip on February 26, 2017 in Rotterdam, Netherlands.

3. Matthijs De Ligt, Ajax waa daafac dhexe

4. Milan Skriniar, Inter Milan waa daafac dhexe

5. Dayot Upamecano, RB Leipzig waa daafac dhexe

6. Kalidou Koulibaly, Napoli waa daafac dhexe

7. Ferland Mendy, Lyon waa daafac garab bidix

8. Nicolas Tagliafico, Ajax waa daafac garabka bidix

9. Filipe Luis, Atletico Madrid waa daafac garabka bidix

10. Frenkie de Jong, Ajax khadka dhexe

11. Paul Pogba, Manchester United khadka dhexe

12. Adrien Rabiot, PSG khadka dhexe

13. Krzysztof Piatek, Genoa weerar

14. Nicolas Pepe, Lille weerar

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan