MR LOSER: Wax Kabaro 6-da Tababare Ee Ugu Guul Darrooyinka Badan Taariikhda Premier League.

0
1680

Taagerayaasha kubadda cagta ee kusugan daafaha caalamka ayaan asbuucan daawan doonin ciyaarihii horyaallada, iyaga oo taa baddalkeeda daawan ciyaaraha ay ciyaari doonan wadamada caalamka.

Kuwaas oo isugu jira kulama saaxiibtimo, isreeb-reebka qaramada afrika, UEFA Nations League iyo isreeb-reebka Copa America.

Haddaba maanta ayaan halkaan idinkugu soo gudbin doonnaa warbixun kusaabsan 6-da tababare ee guul darrooyinka ugu badan ay soo gaareen iyaga oo laylinaya kooxaha Premier League.

Liiskan ayaa waxaa kasoo muuqday tababarayaal magacleh kuwaas oo loo tixgaliyo tababarayaashi ugu wanaagsanaa ee layliya kooxaha yurub.

Haddaba waa kaan liiska oo dhammaystiran, innagoo oo idin soo gudbin magacyada lixda tababare iyo guul darrooyinkii soo garay iyaga oo laylinaya ama hoggaaminaya kooxaha Premier League.

6. Arsene Wenger- 153 guul darro.

5. David Moyes 178 guul darro.

4.Mark Hughes- 179 guul darro.

3.Sam Allardyce- 199 guul darro.

2. Steve Bruce- 207 guul darro.

1.Harry Redknapp 239 guul darro.

OGOOW: warbixintani kaliya waxay sheegaysaa ama taabanaysaa guul darrooyinkii tababarayaashan soo gaaray iyaga oo tababarayaal u ah kooxo ka ciyaara English Premier League ee ma qusayso dhammaan guul darrooyinkii tababarayaashan kusoo gaaray iyaga oo kusugan ama ka shaqaynaya horyaal aan ahayn Premier League.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan