Wax Ka Ogoow Shan Ciyaaryahan Kuwaas Oo Ka shallaayay In Ay Ka Tagaan Manchester United.

0
767

Kubadda cagta waxaa jira ciyaartooy kuwaas oo go’aansada in ay kadhaqaaqaan kooxaha ay katirsanyahiin taas oo loo aaneeyo laba sababood.

Waa sababta koobaade, in uu ciyaaryahanki kooxdiisa uga dhaqaaqo mushaar yari oo uu aado koox uu kahelayo mushaar kabadan kabadan midda uu kusuganyahay markaas.

Halka tan labaadna ay tahay in uu heli booska koobaad ee kooxda  markaas oo uu aado koox uu kahelayo safka koobaad.

Si kastaba ha ahaaatee, warbixintan ayaan idinkugu soo gudbin doonaa 5-ciyaaryahan kuwaas oo ka shallaayay in ay isaga dhaaqaan Man United.

5. Ruud van Nistelrooy 

4.Andy Cole 

3.David Beckham

2.Carlos Tevez

1.Park Ji Sung

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan