Wax Ka Baro Shanta ciyaartooy Ee Ugu Caansan Kuwaas oo iska Diidya In Ay Kubiiraan Kooxaha Premie League.

0
2392

Premier League ayaa la aaminsanyahay in uu yahay kan ugu xiisaha badan qaaradda yurub iyo dunida, kaas oo ah kan ugu daawashada badan dunida.

Taas oo u suura galisay in uu sii jiito badan ciyaartoot badan oo tayo leh kuwaas oo usoo dhaqaaqay horyaalka ugu xiisaha badan dunida ee Premier League.

Balse warbixintaan ayaan idinkugu soo gudbin doonaa shan ciyaaryahan kuwaas oo iska diiday in kusoo biiraan kooxaha Premier League.

5. Gonzalo Higuain.

4. Kaka.

3.Gianluigi Buffon.

2.Paolo Maldini.

1. Ronaldinho.

Xidigahan ayaa iska diiday dalabayo kakaga yimid kooxha United, Arsenal, Chelsea iyo Liverpool kuwaas oo dhammaantood xiisaynayay saxiixa xidigahan.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan