Wax Ka Baro 10-Ka Kooxood Ee Ugu Koobabka Badan Qaaradda Yurub, Xilli Madrid Iyo Barca Ay Horkacayaan.

0
2284

Yurub waa qaaradda ka heer sarraysa qaarad walba marka ay timaaddo kubadda cagt, halkaas oo lagu dajiyay sharciyada lagu maamulo kubadda cagta.

Maanta waxaynu halkan idinkugu soo gudbinaynaa kooxaha ugu koobabka badan qaaradda yurub innaga oo diiradda saari shanta horyaal ee loogu daawashada badanyahay caalamka.

Warbixintan ayanaa soo idlayn doontaa murankii ku aaddanaa koodee ugu koobab badan adduunka innaga oo idin soo gudbin doonna 10-kooxood ee ugu koobabka badan yurub iyo koobabka ay ku guulaysteen.

Koobabkan ayaana isugu jira kuwo ugu waa wayn iyo kuwa aan la xisaabin marka laga hadlayo koobabka waa wayn(Major Trophies).

Koobabka oo uu kamid yahay koobka loo qabto kooxda ku guulaysatay Premier League iyo tan qaadda FA Cup ee Community Sheild.

10.Atletico Madrid- 34 koob.

9.Inter-Milan- 39 koob.

8.Arsenal -45 koob.

7. AC Milan- 47 koob.

6.Liverpool -59 koob.

5.Juventus- 65 koob.

4.Manchester United- 66

3.Bayern Munich- 69 koob.

2.Real Madrid- 88 koob.

1.Barcelona- 90 koob

 

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan