Javier Hernandez Chicarito oo Shaaciyay inuu Xiriir kala Dhaxeeyo Gabadha Modelka ah ee Sarah Kohan.

0
2560

Laacibkii hore ee Manchester United iyo Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday xiriirka kala dhaxeeya gabadha modelka ah ee sarah kohan.

Xiddigtan quruxda badan ayuu soo dhigay bartiisa Instagramka isagoo kula jiro sawiro qaarkood ay muujinayaan in xiriirkoodu meel sare uu gaaray.

Gabadha reer Australia Sarah kohan waa 23 sano jir inta badan baraha bulshada soo dhigta sawiro ay kusoo bandhigeeyso quruxdeeda.

Sikastaba laacibka kooxda Westham ayaa ah shabeel naagood marka la qiimeeyo sida uu gabdhaha ula haasaawo.

Maalmihiisii Madrid waxuu Cristiano Ronaldo ka dul qaaday gabadha wariyaha ah ee Lucia Villalon waqtigii ay kawada xamaalan jireen garoonka Santiago.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan