Xidigan Katirsan Manchester United Oo Beeca Xorta Ah Ugu Biiraya Kooxdan Ka Ciyaarta La Liga.

0
1993
xxxx during the Barclays Premier League match between Manchester United and Aston Villa at Old Trafford on April 4, 2015 in Manchester, England.

Laacibka qadka dhexe kaga ciyaara United ee Ander Herrera ayaa lagu soo warramayaaa in uu dib ugu laaban dalkiisa hooyo ee Spain.

Ander Herrera ayaan kamid ahayn xidigaha dooqa koobaad ee tababare Jose Mourinho, taas oo keentay in uu xidigan ka daydaydo koox kale.

Si kastaba ha ahaatee, Sun Sport ayaa shaaca kaqaadday in Andwr Herrera uu beeca xorta ah ugu biiri doono kooxdiisi hore ee Athletic Bialbao.

Herrera ayaa kusoo shaac baaxay Altheltic Bilabao kahor inta uusan kusoo biirin kooxda Old Trafford, xidigan ayaana kamid ah dhawr xidigood oo laga yaabo in kooxahooda katagaan xilli ciyaareedka soo aaddan.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan