Koox laga sameeyay 11-ka cayaaryahan ee u qalmeen musharaxiinta Ballon d’Or 2018 ka mid noqdaan

0
1436

 

Majalada France Football waxay ku dhawaaqday 30-ka cayaaryahan ee u tartamayaan abaal marinta caanka ah Ballon d’Or 2018 oo la bixin doono 3-December 2018.

Balse waxaa soo if baxday cayaartooy caan ah oo waxqabadkooda aad u sareeyay in laga waayay liiska musharaxiinta Ballon d’Or 2018.

Sidaa darteed shabakada Marca ayaa koox ka sameesay xidigaha guulaha waa weyn gaareen 12-ka bilood ee ugu dambeesay haddana kasoo muuqan waayeen musharaxiinta Ballon d’Or 2018:

Goolhaye: Keylor Navas (Real Madrid/Costa Rica)

Daafacyada: Samuel Umtiti (Barcelona/France) Lucas Hernandez (At. Madrid/France), Dani Carvajal (Real Madrid/Spain), Jordi Alba (Barcelona/Spain).

Khadka Dhexe: Casemiro (Real Madrid/Brazil), Sergio Busquets (Barcelona/Spain), Ivan Perisic (Croatia/Inter), Philippe Coutinho (Barcelona/Brazil).

Weerarka: Roberto Lewandowski (Bayern/Poland), Diego Costa (At. Madrid/Spain).

Kooxdan Keedka U Fadhiyaan Ee Ballon d’Or Laga Reebay:

Goolhaye: David De Gae (Man United/Spain)

Daafaca: Virgil  Van Dijk (Liverpool/Holland), Dejan Lovren (Liverpool/Croatia))

Khadka dhexe: David Silva (Man City/Spain), Dres Mertens (Napoli/Belgium)

Weerarka: Eden Dzeko (AS Roma/Bosnia), Pierre-Emerick Aubameyang (Arsenal/Gabon)

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan