C.Ronaldo, Eden Hazard, Paul Pogba Iyo 7-Ciyaartooy Oo Ay Iska Horymaadeen Tababare jose Mourinho.

0
1608

Jose Mourinho ayay iska hor imaadeen ciyaartooy dhawr ah oo magac kuleh dunida kubadda cagta intii uu ku guda jiray waayihiisa tababarnimo.

Tababaraha reer Portugal ayaysan waqtigan isku fiicnayan xidiga kooxda Manchester United ugu qaalisan ee Paul Pogba kaas oo ay tan iyo xilli ciyaareedka  ay xurgufi kala dhaxayso Jose.

Haddaba aan eegno toddobo ciyaartooy kueaas oo ugu magaca dheer xidigaha ay tababare Jose isku dhaceen intii uu laylinayay kooxaha, Inter Milan, Real Madrid, Chelsea iyo Man United.

7. Mario Balotelli.

Jose Mourinho iyo Mario Baloteelli ayaa si joogto ah isaga hor imaan jiray waqtigii uu Jose kusugnaa Inter Milan isaga oo xidigan ku tilaamaamay mid aan la tababari karin.

6. Cristiano Ronaldo.

Mourinho iyo Jose Mourinho ayaan xiriir wacan lahayn inkasta oo ay isku dhalasho yihiin sidoo kalana ay wadaagaan wakiilka caanka ah ee Jorge Mendez.

5.Eden Hazard.

Eden Hazard ayaa hogaaminayay safkii Chelsea ee xilli ciyaareedkii 2014-15 kuguulaystay Premie League markaas oo uu laylinayay tababare Jose Mourinho, balse Hazard iyo jose ayaan isku wacnayn xilli ciyaareedkas oo idil.

5. Anthony Martial.

Martial ayaa kamid ah xidigaha ay cadwtooyadu kala dhaxayso Jose ee kusugan Old Trafford kaas oo aan ku qancsnahn kahoos shaqaynta tababaraha reer Portugal.

3. Samuel Eto’o.

Samuel Eto’o iyo Mourinho ayaa iska horyimid waqtigii uu xidiga reer Afrika kusugmaa Chelsea maarkaa oo uu jose kula kaftamay xiidgan da’diisa.

Iyada oo Eto’o uu ka falceliyaybhadalka Jose isga oo sheegay in uu 50-jir yahay sidaas ay tahayn auu wali shabaqa gaari kario.

2. Paul Pogba.

Paul Pobgba ayaan xiriir wacan lalahayn tababaraha waqtigan ee kooxda Red Devils iyada oo la xasuusto in qalifaafkoodu uu gaaray In Pogba laga wareejiyay xilka kabtan xigeenka kooxda.

1.Kevin de Bruyne

Kevin de Bruyne ayay Jose iska horyimadeen markii ay labadan shaqsi kuwda sugnaayeen Blues, taas oo ugu danalbayn xidiga Belgium ku hilogaamisay in uu ka dhaqaaqo Chelsea.

 

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan