30-ka cayaaryahan Ballon d’Or 2018 u sharaxan liiskooda dhameestiran ayaan idiin heynaa

0
930

 

Shalay subaxdii hore ilaa xalay majalada Football France waxay waqtiyo kala duwan tiro shan shan ah usoo daabaceesay musharaxiinta Ballon d’Or 2018.

Balse haatan si guud waxaan idiin heynaa magacyada u sharaxan Ballon d’Or 2018 oo tiro ahaan gaarayaan 30-cayaaryahan oo lagu tilmaamay kuwa caalamka kubada cagta ugu caansan.

Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo mid walbo doonayo markiisa 6-aad inuu abaal marintan ku guuleesto ayaa liiskan qayb ka ah sidoo kalena Modric, Neymar, Hazard, Salah iyo xidigaha kale ee biladan ku guuleesan karaan ayaa musharaxiinta ka mid ah.

Guuleestaha Ballon d’Or waxaa magaalada Paris looga dhawaaqi doono 3 December 2018 waxaana xusid mudan in sanadkii hore 2017 uu Cristiano Ronaldo abaal marintan ku guuleestay.

Fadlan hoos kaga bogo 30-ka magac ee u sharaxan Ballon d’Or 2018 oo sanadkan xiiso gaar ah leh bixinteeda:

1. Sergio Aguero (Man City/Argentina)

2. Alisson Becker (Liverpool/Brazil)

3. Gareth Bale (Real Madrid/Wales)

4. Karim Benzema (Real Madrid/France)

5. Edinson Cavani (PSG/Uruguay)

6. Thibaut Courtois (Chelsea/Belgium)

7. Cristiano Ronaldo (Juventus/Portugal)

8. Kevin de Bruyne (Man City/Belgium)

9. Roberto Firmino (Liverpool/Brazil)

10. Diego Godin (Atletico Madrid/Uruguay)

11. Antoine Griezmann (FRA / Atlético Madrid)

12. Eden Hazard (BEL / Chelsea)

13. Isco (ESP / Real Madrid)

14. Harry Kane (ANG / Tottenham)

15. N’Golo Kanté (FRA / Chelsea).

16- Kylian Mbappe  Paris/France

17. Hugo lloris Totenham/France

18- Marcelo Real Madrid/Brasil

19- Mario Mandzukic Juventus/Croatia

20. Sadio Mane Liverpool/Senegal

21. Lionel Messi Barcelona/Argentina

22. Luka Modric Real Madrid/Croatial

23. Neymar Paris saint germain/Brasil

24. Jan Oblak Atletico Madrid

25. Paul Pogba Manchester United/France

26- Mohamed Salah Liverpool/Egypt

27- Ivan Rakitic Barcelona/Croatia

28- Sergio Ramos Real Madrid/spain

29- Luis Suarez Barcelona/Uruguay

30- Varane Real Madrid/France.

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan