Shantii Xiddig ee ugu Dambeesay Musharixiinta Jaa,izada Ballon D’or oo la shaaciyay.

0
2023

Majalada France Football ayaa shaacisay shanta ciyaaryahan ee ugu dambeesay kuwaasi oo kamid noqday Musharixiinta jaa,izada Ballon D’or.

Laacibka Kooxda Liverpool Mohammed salah ayaa kamid ah liiskan waxaa sidoo kale kasoo muuqday difaaca Real Madrid Sergio Ramos.

Dhanka kale ku guuleeystaha koobka aduunka Rafael Varane ayaa kamid ah Difaacyada kasoo muuqday 30ka Ciyaaryahan ee u sharaxan Ballon D’or.

Haddaba waa kuwan shanta ciyaaryahan ee dhawaan lagu dhawaaqay kuwaasi oo soo xiray liiskii 30ka ciyaaryahan ka koobnaa.

1- Mohamed Salah Liverpool/Egypt

2- Ivan Rakitic Barcelona/Croatia

3- Sergio Ramos Real Madrid/spain

4- Luis Suarez Barcelona/Uruguay

5- Varane Real Madrid/France.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan