Hazard, C.Ronaldo, John Terry, Iyo Shaxdii Ugu Wanaagsnayd Ee Uu Maamulo Tababare Rafa Benitez.

0
1399

Rafael Benitez oo loo tixgaliyo inuu kamid yahay tababarayaasha ugu wanaagsan dunida ayaa soo layliyay 11-kooxood oo kala duwan.

Shabakadd Allfootball ayaa soo daabacday 11-ciyaaryahan oo ay aqristayaasheedu u aqoonsadeen kuwii ugu wanaagsanaa ee uu soo layliyo tababare Benitez.

Shaxdan ayaa waxaa kasoo muuqday xidigo magac wayn kuleh kubadda cagta qaaradda yurub, kuwaas oo qaarkood ay isaga fariisteen kubadda cagta.

Haddaba waa tan shaxdan oo kakooban goolhaye, 4-difaac, 3-qad-dhexe, iyo seddex weeraryahan, kuuwaas oo ah kuwii helay codadkii ugu badnaa ee ay dhiibteen aqristayaasha shabakadda Allfootball.

GOOL HAYE: Petr Cech.

DAAFACYADA: Ramos, Marcelo, Terry, Carragher.

QADKA DHEXE: Gerrard, Modric, Alonso.

WEERARKA: Ronaldo, Hazard, Torres.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan