France Football oo Shaacisay 10 Xiddig oo u tartami doonta Abaalmarinta Cusub ee Kopa Trophy.

0
1267

Majalada France Football ayaa shaacisay liis 10 ciyaaryahan ka kooban oo u tartami doonta Abaalmarinta Kopa Trophy.

Waa markii ugu horeesay ee majalada reer france ee France Football soo saarto abaalmarin loo baxshay Kopa Trophy oo ay ku tartami doonaan Xiddigo Da,yar ah.

Xiddigo badan ayaa kasoo muuqday liiskan waxaana kamid ah Difaaca Kooxda Liverpool iyo Xulka England Alexander Arnold

Haddaba Waa Kuwan 10ka Ciyaartooy ee u sharaxan jaa,izada KopaTrophy.

1. Alexander-Arnold (Liverpool/defence)

2. Houssem Aouar (Lyon/midfielder)

3. Cutrone (Milan/striker)

4. Ritsu Doan (FC Groningen/midfielder)

5. Donnarumma (Milan/goalkeeper)

6. Amadou Haidara (Red Bull Salzburg/midfielder)

7. Justin Kluivert (Ajax/midfielder)

8. Mbappé (PSG/striker)

9. Pulisic (Borussia Dortmund/striker)

10. Rodrygo (Santos/striker)

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan