DEG-DEG: Shanleeydii Seddexaad Oo Katirsan Musharraxiinta Abaal Marinta Ballon d’Or Oo Lagu Dhwaaqay.

0
792

5-cayaaryahan wajiga sedexaad musharaxiinta Ballon d’Or 2018 oo lagu dhawaaqay waxaana soo bandhigtay France Football:

Antoine Griezmann (FRA / Atlético Madrid)

Eden Hazard (BEL / Chelsea)

Isco (ESP / Real Madrid)

Harry Kane (ANG / Tottenham)

N’Golo Kanté (FRA / Chelsea).

F.G: Musharaxiinta Ballon d’Or 2018 waa 30-cayaaryahan sidaa darteed 5-cayaaryahan ayaa marba xili lasoo bandhigaa maanta gudaheda.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan