Deg deg: 5-cayaaryahan ugu horeyso musharaxiinta Ballon d’Or oo lagu dhawaaqay

0
1742

 

Majalada France Football ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay 5-cayaaryahan ee ugu horeyso ee u sharaxan abaal marinta Ballon d’Or 2018.

Guud ahaan Ballon d’Or 2018 award waxaa u tartamayaan 30-cayaaryahan balse saacado kala duwan oo maanta ayaa marwalbo 5-cayaaryahan lagu dhawaaqi doonaa.

Haatana France Football waxay ku dhawaaqday 5-musharax ee ugu horeyso Ballon d’Or 2018 u tartamayaan waxayna kala yihiin kuwa hoos ku qoran magacyadooda:

Sergio Aguero (Man City/Argentina)

Alisson Becker (Liverpool/Brazil)

Gareth Bale (Real Madrid/Wales)

Karim Benzema (Real Madrid/France)

Edinson Cavani (PSG/Uruguay)

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan