5 ciyaaryahan oo Cusub oo lagu dhawaaqay Xilli Kylian Mbappe uu hogaaminayo.

0
1111

 

Markii afaraad ayaa lagu dhawaaqay liis shan ciyaaryahan ah kuwaasi oo kamid ah Xiddigaha u tartami doona Abaalmarinta Ballon D,or Sanadkan.

Laacibka Kooxda Paris saint germain Kylian Mbappe ayaa hogaaminaya shantan ciyaaryahan.

Mpabbe ayaa kooxdiisa paris ka saaciday Xilli Ciyaareedkii lasoo dhaafay ku guuleeysiga Horyaalka Ligue 1 si lamid ah Wuxuu xulkiisa kula guuleestay Koobka Aduunka.

Dhanka kale Superstarka Kooxda Reds Sadio Mane iyo Goolhaye Hugo lloris ayaa kamid ah diiwaankan dhawaan lasoo saaray.

Hadaba waa kuwan Shanta ciyaaryahan ee ugu dambeesay ee kamid noqotay musharixiinta 30ka ciyaaryahan ee u tartami doonta jaa,izada Ballon D’or.

1- Kylian MbappeĀ  Paris/France

2- Hugo lloris Totenham/France

3- Marcelo Real Madrid/Brasil

4- Mario Mandzukic Juventus/Croatia

5- Sadio Mane Liverpool/Senegal

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan