Daawo goos gooska kulankii Liverpool xasuuqday Man United iyo qaalama rogadii uu Shaqiri dhaliyay

0
1733

 

Kulan xiiso badan ayay kooxaha Man United iyo Liverpool ku cayaareen gudaha Mareekanka kana tirsanaa tartanka ICC Cup.

Cayaartan ayaa kusoo idlaatay 4-1 oo ay guusha ku qaadatay kooxda Liverpool waxaana hadal heynta kulankan qaatay saxiixa cusub Reds Xherdan Shaqiri kaasi oo gool cajiib badan oo qalaamo rogod ah dhaliyay sidoo kalena gool kale caawiyay.

Kulankan 101,254-qof ayaa usoo daawasho waxaana goolasha dhaliyeen Sadio Mane (28-aad rigoore), Andreas Pereira (31-aad), Daniel Sturridge (66-aad), Sheyi Ojo (73-aad) iyo Xherdan Shaqiri (82-aad).

Fadlan hoos ka daawo goos gooska kulankan xiisaha badnaa:

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan