Daawo goos gooska kulankii Bayern 2-3 Man City ee Bernardo Silva labo jeer shabaqa soo taabtay

0
1141

 

Tababare Pep Guardiola ayaa kooxdiisii hore Bayern Munich guusha ka qaatay kulan ka tirsan ICC Cup ee gudaha Mareekanka lagu cayaaray.

Man City ayaa 3-2 guusha kaga qaadatay Bayern Munich weliba qaybta labaad cayaarta ayay City sedex gool la timid waxaana labo ka mid ah shaliyay Bernardo Silva.

Xidigaha kulankan goolasha dhaliyeen: Meritan Shabani 15, Arjen Robben 24, Bernardo Silva 45, Lukas Nmecha 51, Bernardo Silva 70.

Fadlan hoos ka daawo goos gooska kulankan xiisaha badnaa ee City soo laabashada wacan sameesay:

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan