Arsenal 5-1 PSG: Daawo goos gooska wacdaraha ay dhigeen Ozil, Lacazzette ayadoo PSG lagu bar bartay

0
1389

 

Kooxda Arsenal ayaa si xarago ku dheehan ku dubatay naadiga PSG ayadoo 5-1 cagta ku marisay kulan ka tirsan tartanka ICC Cup.

Macalin Emerey oo kooxdiisii hore PSG ka hor tagay ayaa kulankan Mesut Ozil kabtan ka dhigay asigoo sheegay macalinkan in kabtanka Gunners-ka hal cayaaryahan loo dooran doonin oo hadba kulan xidig cusub xiran doono.

Goolasha kulankan: Ozil 12, Nkunku 60 (rigoore), Lacazette 67, 71, Holding 87, Nketiah 90+4.

Xidigaha Arsenal kulankan cayaareen: Leno (Martinez 45), Bellerin, Sokratis (Nketiah 64), Mustafi (Holding 64), Kolasinac (Maitland-Niles 74), Elneny (Ramsey H-T), Guendouzi (Willock 74), Iwobi (Lacazette H-T), Mkhitaryan (Chambers 64), Ozil (Nelson 64), Aubameyang (Smith Rowe 64).

Xidigaha PSG u cayaareen:Buffon, Georgen, Rimane, Nsoki, Mbe Soh, Diarra, Berndede, Rabiot, Toufiqui, Nkunku, Weah

Fadlan hoos ka daawo goos gooska kulankan Natioan Stadium Singapore ka dhacay:

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan