Maxay tahay go’aanka ay PSG ka qaadatay Adrien Rabiot xilli uu heshiis la galay Barcelona?

0
1840

Laacibka gadoodka ka ah kooxda Paris Saint-Germain ee Adrien Rabiot ayaa weydiistay kooxdiisa inay fasaxaan.

PSG ayaa albaabada u furtay laacibkeeda inuu ku biiro kooxda Barcelona oo uu si shakhsi ah ula gaaray heshiis.

Xiddiggan ayaanan ku qanacsaneyn nolosha caasimadda Faransiiska, waxaana uu ku dhowyahay ku biiritaanka Barca.

Macallinka cusub ee PSG, Thomas Tuchel ayaanan qorshaha ku darsan laacibka reer France, sidaas darteed, PSG ayaa aqbali doonta qiimo dhan €40m haddii ay Barca la imaaddo.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan