Manchester United oo kusoo laabatay Gareth Bale, Maxaa soo kordhay halkee ayayse wax marayaan!

0
737
MADRID, SPAIN - JANUARY 21: Gareth Bale of Real Madrid CF celebrates scoring their third goal during the La Liga match between Real Madrid CF and Deportivo La Coruna at Estadio Santiago Bernabeu on January 21, 2018 in Madrid, Spain. (Photo by Gonzalo Arroyo Moreno/Getty Images)

Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa dardar gelin kula soo laabatay raacdada ay ugu jireen Gareth Bale.

Red Devils ayaa si toos ah u wada-xaajood ula furatay kooxda Real Madrid oo ay ka doonayaan weeraryahanka reer Wales.

Xiddiggii hore ee Tottenham ayaa doonaya inuu u ciyaaro koox uu si joogto ah ugu dhex muuqanayo sida uu sheegay ka dib Final-kii Champions League-ga uu ku hooggaamiyay Real Madrid inay ka qaaddo kooxda Liverpool.

Jose Mourinho ayaa taageere weyn u ah laacibka 28-jirkan, waxaana uu u gudbiyay xiisahiisa madaxda United kuwaas oo hadda Los Blancos la furay wada hadallo ay kaga soo qaadanayaan Bale.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan