Chelsea oo Real Madrid u sheegtay qiimaha Eden Hazard iyo Los Blancos oo saddex ciyaaryahan kale ka rabta Blues!

0
2977

Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa Real Madrid u ogol inay ka iibiso Eden Hazard kaasoo si xoog leh looga doonayo Bernabeu.

Blues ayaa dul saartay kabtanka xulka qaranka Belgium qiimo lacageed dhan €130m oo u dhiganta £114m.

Real Madrid ayaa dooneysa in Hazard ay ka dhigti bedelka Cristiano Robaldo kaasoo ku biiray kooxda Juventus.

Los Blanocs ayaa sidoo kale il gaar ah ku heysa ciyaartoyda kala ah N’Golo Kanté, Thibaut Courtois iyi Marcos Alonso kuwaas oo dhammaantood laga xiiseynayo caasinadda Spain.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan